Friday, February 2, 2018

Inka Badan 80 Tahriibayaal ah oo Ku Qaraqmay Xeebaha Libya

Ku dhawaad 90 qof oo tahriibayaal ah ayaa laga cabsi qabaa in ay ku qaraq-meen xeebaha Libya, ka dib markii kooxo dadka tahriibiya ay dooni ku soo qaadeen taasoo badda ku degtey, goor hore oo Jimcihii ah.

from VOA http://ift.tt/2s7Vh6X
via IFTTT

No comments:

Post a Comment