Askari ka tirsan ciidamada amniga ee Puntland ayaa ku dhintay mid kalana wuu ku dhaawacmay qarax ka dhacay buurta Galgala maanta, sida ay sheegeen ilo wareedyo lagu kalsoon yahay. from VOA http://ift.tt/1Ydki5N via IFTTT
No comments:
Post a Comment