Magaalada Baqdaad ayaa lagu soo rogay xaalad deg deg ah, xilli ay qaybo ka mida waddooyinka magaalada buux dhaafiyeen mudaharaadayaal, waxaana xaruntii baarlamaanka ka cararay qaar ka mida sharci-dejiyayaasha iyada oo Milateriguna uu ku sugan yahay feejignaan aad u sarraysa.
from VOA http://ift.tt/26H02PB
via IFTTT
No comments:
Post a Comment