Thursday, May 5, 2016

Barnaamijka Dhaqanka Iyo Hiddaha, Qeybta 316

Qeybta 316-aad ee Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee idaacadda VOA Somali waxa ay ku saabsan tahay maahmaahyada ku qotoma libaaxa. Waxaa soo jeedinaya qoraaga Axmed Faarax Cali Idaajaa ee dhageysi wanaagsan.  

from VOA http://ift.tt/1WbrC4m
via IFTTT

No comments:

Post a Comment