Monday, May 9, 2016

Britain: Soomaali Loo Doortay Gole Deegaan

Xaafadda Moss Side ee magaalada Manchester oo ay ku badan yihiin dadka Soomaaliyeed ayaa markii ugu horaysay qof Soomaali ah oo ka tirsan xsbiga Labour-ka ama Shaqaalaha ee dalka Biritan u doortay in uu noqdo Xildhibaanka Golaha Deegaanka ee Moss Side. Mahdi Xuseen Shariif Maxamed oo VOA-da la hadlay ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay guushan isagoo sheegay in uu wax ka qaban doono dhiobaatooyinka xagjirka ee magaaladaasi ka jira iyadoo ay magaaladaasi ka tageen ilaa 6 qof oo dhalinyaro Soomaali ah oo ku biiray kooxda ISIS ee Syria. Weriyaha VOA ee London Ridwaan Xaaji Cabdi Weli ayuu u warramay  

from VOA http://ift.tt/1q9iDlT
via IFTTT

No comments:

Post a Comment