Wednesday, May 11, 2016

Ciidamada Dowladda Oo "Dilay 15 Shabaab Ah"

Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa howlgallo qorshaysan ka xalay fuliyay deegaanka Geed Timir ee gobolka Galgaduud.

from VOA http://ift.tt/1WoMjcE
via IFTTT

No comments:

Post a Comment