Al-Shabaab ayaa sheegtay in ciidamo wata helikobtarro ay soo weerareen Tuulada Tooratoorow ee Gobolka Shabeellada Hoose xalay ayna iska caabiyeen. from VOA http://ift.tt/1YnYc0k via IFTTT
No comments:
Post a Comment