Thursday, May 12, 2016

Madaxweynaha Brazil Oo Shaqada Laga Joojiyey

Seneetarada dalka Brazil ayaa maanta u codeeyey inay shaqada ka hakiyaan Dilma Rousseff, sababo la xiriira inay jebisay sharciga miisanaiyadda dalkaas.

from VOA http://ift.tt/1UVhwDi
via IFTTT

No comments:

Post a Comment