Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota waxaa ka bilaabatay dhageysiga dacwad ka dhan ah saddex dhalinyaro Soomaali-Maraykan ah, kuwaasi oo lagu eedeeyay inay ku biiraan kooxda Daacish. from VOA http://ift.tt/1Zztvpe via IFTTT
No comments:
Post a Comment