Monday, May 2, 2016

Safiirada Golaha Amniga oo Somalia Booqanaya

Safiirada Golaha amniga ee QM ayaa bishan May safar ku tagaya dalka Soomaaliya, si ay uu taageerraan doorashada la filayo in bisha August ay ka dhacdo dalkaasi.

from VOA http://ift.tt/1SIbSmo
via IFTTT

No comments:

Post a Comment