Thursday, May 12, 2016

Somalia Oo Shaqaale U Direysa Sacuudiga

Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ayaa maanta sheegtay in la diiwaangelin doono ilaa laba kun oo shaqaale ah oo aadaya Sacuudiga.

from VOA http://ift.tt/1NrN5D6
via IFTTT

No comments:

Post a Comment