Saturday, May 7, 2016

Ganacsade Lagu Dilay Gaalkacayo

Ganacsade caan ah ayaa goor dhowayd lagu dilay magaalada Gaalkacayo kadib markii uu soo weeraray nin ku hubayanaa bastoolad. Cidiamada booliska ayaa goobta gaadhay, lamana qaban qofkii dilka gaystay.

from VOA http://ift.tt/1O6i7R1
via IFTTT

No comments:

Post a Comment