Saturday, May 7, 2016

Hay'ado Cambaareeyey Go'aanka Qaxootiga ee Kenya

Hay'adaha iyo dadka u dhadhaqaaqa xuquuqda aadanaha ayaa si weyn uga soo horjeestay go'aanka ay Kenya ku shaacisay inay ku xidhayso xeryaha qaxootiga ee ay ku jiraan boqollaalka kun ee qof.

from VOA http://ift.tt/1O6af1Y
via IFTTT

No comments:

Post a Comment