Sunday, October 30, 2016

Al-Shabab oo Goof-guduud Dib looga Qabsaday

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya in Ciidamada maamulka Koonfur Galbeed oo kaashanaya kuwa Ethiopia ay dib u qabsadeen deegaanka Goof-gaduud oo ku dhow magaalada Baydhabo.

from VOA http://ift.tt/2f5Wjop
via IFTTT

No comments:

Post a Comment