Monday, October 24, 2016

Sargaal iyo Haweenay Lagu Diley Muqdisho

Wararka ka imaanaya Muqdisho ayaa sheegayo in la diley Sargaal Cabdicasiis Caraaye, haweenayna u dhimatey qarax ka dhacay suuq ku yaalo xaafadda Hodan.

from VOA http://ift.tt/2eEvR6M
via IFTTT

No comments:

Post a Comment