Dawladda Maraykanka, Hay'adda Qaramada Midoobay, Midowga Yurub, Midowga Afrika, IGAD iyo waddamo kale ayaa ugu baaqay dawladda Soomaaliya inay ilaaliso xuquuqaha caalamiga ah ee xorriyadda hadalka sida uu qeexayo dastuurka Soomaaliya.
from VOA http://ift.tt/2dvwtJ9
via IFTTT
No comments:
Post a Comment