Sunday, October 30, 2016

Soomaalida Ohio oo la Kulmay Siyaasiyiin Maraykan ah

Jaaliyadda Soomaliyeed ee ku nool Gobolka Ohio, gaar ahaan magaalada Colombus oo ka mid ah meelaha ay Soomaalida ugu badan ay ku nool yihiin dalkan Maraykanka ayaa kulan la yeeshay dhammaan murshaxiinta ka qayb galaysa doorashada sanadkan

from VOA http://ift.tt/2ebktjy
via IFTTT

No comments:

Post a Comment