Sunday, October 23, 2016

Toddobaadka Soomaalida ee London oo Furmay

Waxaa magaalada London ka socda todobaadka dhaqanka Soomaalida oo sanadkiiba mar lagu qabto magaalada London ee xarunta dalka Britain. Kulankan waxaa ka qaybgala dad magac ku leh bulshada Soomaalida oo waayo aragnimo u leh Dhaqanka, Suugaanta, Siyaasadda, Qoraalka iwm.

from VOA http://ift.tt/2e14MJA
via IFTTT

No comments:

Post a Comment