Baarlamaanka Maamul Goboleedka Cusub ee Hir-Shabeelle ayaa dhawaan doortay madaxweyne goboleed cusub, kadib bilo badan oo khilaaf uu ka taagnaa midaynta baarlamaanka, iyadoo mid ka mid ah beelaha ay si weyn uga soo horjeesatay shirka ka socday magaalada Jowhar.
from VOA http://ift.tt/2dGe8fM
via IFTTT
No comments:
Post a Comment