Sunday, October 16, 2016

Dhageyso: Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha.

Barnaamijka wicitaanka dhageystaha todobaadkan wuxuu ku saabsanyahay, qootada haweenka ee Labada Aqal ee Baalamaanka. Barnaamijka waxaa marti ku ah gudoomiyaha baarlamaanka Galmudug, Md. Cali Gacal Casir.

from VOA http://ift.tt/2e9vkcH
via IFTTT

No comments:

Post a Comment