Monday, October 17, 2016

Ciraaq: ISIS Waan ka Saaraynaa Mosul

Ra'iisal Wasaaraha dalka Ciraaq Haider al-Abadi ayaa ku dhawaaqay in dalkiisu uu u dabaaldegi doono guul uu ka gaadho hawlgalka milateri ee ka socda magaalada Mosul ee dalkaas

from VOA http://ift.tt/2eloZtd
via IFTTT

No comments:

Post a Comment