Telefiishanka Al-Jazeera ayaa xaqiijiyey in la sii daayey weriye u shaqaynayey oo lagu magacaabo Xamse Maxamed, dareewal iyo sawir-qaade isaga la socday oo ay ciidamada amnigu xidheen maalintii Talaadada. from VOA http://ift.tt/2dQQg78 via IFTTT
No comments:
Post a Comment