Tuesday, October 25, 2016

Wareysi Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, Saleebaan Iidle

Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Soomaaliya Ibraahim Iidle Saleebaan, ayaa sheegey in hay'adaha garsooorku dhex dhexaad ka yihiin doorashooyinka Soomaaliya ka dhacaya, oo aysanna cid gaar ah la safneyn.

from VOA http://ift.tt/2fbXu9U
via IFTTT

No comments:

Post a Comment