Xaaladada magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, ayaa maanta deggan kadib dagaallo ka dhacay magaalada labadii maalmood ee la soo dhaafay. Waxa sii korodhey khasaarihii uu geystay dagaalkaasi. from VOA http://ift.tt/2edvXjM via IFTTT
No comments:
Post a Comment