Wararka naga soo gaadhaya magaalada Gaalkacayo ayaa sheegay in saaka subaxdii uu dagaal ka dhacay magaalada Gaalkacayo kaas oo u dhexeeya ciidamada maamullada Puntland iyo Galmudug. from VOA http://ift.tt/2f8Er0k via IFTTT
No comments:
Post a Comment