Maamul goboleedka Puntland ayaa maanta ciidamo u diray magaalada Qandala oo ay shalay qabsadeen maleeshiyo taabacsan ururka Daacish ee ka dagaalama waddamada Ciraaq iyo Siiriya. from VOA http://ift.tt/2eyMF0q via IFTTT
No comments:
Post a Comment