Iyadoo ay beesha caalamka shalay kasoo saartay war saxafaadeed walaaca ay ka qabto dib u dhacyada doorashooyinka hey'adaha dowliga ah ee Soomaaliya ayaa waxaa soo badanaya cabsida ay bulshada Soomaalida ka qabto aayaha siyaasadeed ee dalka.
from VOA http://ift.tt/2e4NeeF
via IFTTT
No comments:
Post a Comment