Musharaxa madaxweynaha Mareykanka ee xisbiga Jamhuuriga Donald Trump ayaa sheegay inay u wanaagsan tahay taageero la'aanta dadka "Liita ee aan waxba gelin" ee xisbigiisa, kuwaasi oo uu ku jiro afhayeenka aqalka wakiilada Paul Ryan.
from VOA http://ift.tt/2e6BMiV
via IFTTT
No comments:
Post a Comment