Wararka ka imaanaya magaalada Gaaklacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in maanta uu mar kale dagaal ka dhex qarxay ciidamo ka tirsan maamulada Galmudug iyo Puntland ee horey marar hore magaalada ugu dagaalamay.
from VOA http://ift.tt/2ecRnyO
via IFTTT
No comments:
Post a Comment