Monday, October 17, 2016

Qalabka Qashinka oo Muqdisho la Geeyey

Goobta lagu soo bandhigay qalabka waxaa goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan shiikh Maxmauud, xubno ka tirsan labada gole ee Dowladda iyo gudoomiyaha gobolka Banaadir

from VOA http://ift.tt/2dmsGxM
via IFTTT

No comments:

Post a Comment