Ugu yaraan sadex qof ayaa ku dhimatay shan kalena way ku dhaawacmeen kadib weerar qorsheysan oo xalay 10-kii fiidnimo ay Maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al shabaab ay ku qaadeen degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose.
from VOA http://ift.tt/2ejSb7g
via IFTTT
No comments:
Post a Comment