Tuesday, October 25, 2016

Qarax Culus oo ka Dhacay Beledweyne

Ururka Al-Shabab ayaa sheegtay mas'uuliyadda qarax xooggan oo maanta duhurnimadii lala beegsaday saldhig ay ciidamada nabad ilaalinta Jabuuti ku leeyihiin magaalada Beledweyne.

from VOA http://ift.tt/2eB7Elg
via IFTTT

No comments:

Post a Comment