Guddoomiyihii hore ee Degmada Qandala Siciid Maxamed Waaberi oo haatanna ah xisaabiye ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa VOA u sheegay in guud ahaan shacabkii ku noolaa degmada Qandala inay ka qaxeen magaaladaas
from VOA http://ift.tt/2fwu3jh
via IFTTT
No comments:
Post a Comment