Xisbiga Dimoqraadiga dalka Mareykanka ayaa ku tilmaamay go,aanka Hey'ada Mukhaabaraadka Gudaha Mareykanka ee FBI-da ay dib ugu baareyso email-ada Hillary Clinton mid siyaasadeysan. from VOA http://ift.tt/2f3ZVc5 via IFTTT
No comments:
Post a Comment