Tuesday, October 11, 2016

Al-Shabab oo Qabsatay Deegaanka Ceel-Cali

Maleeshiyada A-Shabaab ayaa la wareegey gacan ku heynta deegaanka Ceel-Cali ee gobolka Hiiraan, kadib markii ay ciidamdii Ethiopia ee Amisom ay ka baxeen deegaankaas.

from VOA http://ift.tt/2enG0XI
via IFTTT

No comments:

Post a Comment