Friday, October 28, 2016

Waa Maxay Codeynta Horu-dhaca ah ee Doorashada Mareykanka?

Doorashada Mareykanka waxa ay dhacdaa 8da bisha November 4 sanaba mar. Waxaysedadka Codeynaya fursad u heystaan in ay codkooda sii dhiibtaan bisha ka hor maalinta codeynta.

from VOA http://ift.tt/2dSYVox
via IFTTT

No comments:

Post a Comment