Tuesday, October 25, 2016

Khilaaf ka Taagan Ballaarinta Dekadda Dooraale ee Jibuuti

Degmada Dooraale ee ku taalla duleedka caasimadda Jabuuti, ayaa waxaa ka taagan is mari waa u dhexeeya maamulka dekadda oo raba in balaadhin lagu sameeyo guud ahaan dekadda iyo dadweynaha ku nool deegaanka.

from VOA http://ift.tt/2eqVxb4
via IFTTT

No comments:

Post a Comment