Thursday, October 27, 2016

Dadka reer Ceel-Baraf oo Codsaday in Lala Soo Gaaro Biyo Nadiif ah

Ciidamada Midowga Africa ee ka howlgala Soomaaliya (AMISOM) ayaa Arbacadi ugu baaqay Hey'adaha Caalamiga ah iyo Kuwa aan dowliga aheynba in ay biyo nadiif ah lasoo gaaraan tuulada Ceelbaraf ee gobolka Shabellaha Dhexe oo ay dhawaan ka xoreeyeen kooxda Al Shabab.

from VOA http://ift.tt/2eQTIQH
via IFTTT

No comments:

Post a Comment