Tuesday, October 18, 2016

Muqdisho: Wariye Ayaa Lasii Daayey Midkale Ayaase La Xiray

Waxaa xalay fiidkii xorriyadiisa dib u helay tifaftiraha wargeyska Xog-ogaal ee kasoo baxa magaalada Muqdisho Cabdi Aadan Guuleed oo sadexdi cisho ee lasoo dhaafay u xirnaa ciidanka nabad sugida Qaranka Soomaaliyeed.

from VOA http://ift.tt/2e0bO2S
via IFTTT

No comments:

Post a Comment