Monday, October 24, 2016

Ciidamada Ciraaq oo Duqeeyey Hareeraha Mosul

Ciidamada dalka Ciraaq ee ku guda jira hawlgalka dib loogu qabsanayo magaalada Mosul ayaa duqeeyey goobo ku hareeraysan magaaladaasi maanta oo Isniina. Meelaha sida gaarka ah loo bartilmaameedsaday waxaa ka mida goob u dhow Bartella oo 15 KM bari ka xigta Mosul.

from VOA http://ift.tt/2egfwFC
via IFTTT

No comments:

Post a Comment