Saturday, October 22, 2016

Ergo ka Socota Taliban oo Booqanaya Pakistan

Wefti ka socda Talibanka dalka Afghanistan ayaa u safray dalka Pakistan, kuwaas oo ka mid ergada wadahadalka Qadar, iyaga oo dalkaas kala hadli doona arrimo kala duwan oo ay ka mid yihiin xadhiga loo geystay qaar ka mida hoggaamiyayaashooda,

from VOA http://ift.tt/2eE5TzK
via IFTTT

No comments:

Post a Comment