In dhawayd waxa magaalada Berbera ka socday dhaq-dhaqaaqyo caalami ah oo maalgashi, kuwaas oo diiradda lagu saarayay dekedda iyo garoonka diyaaradaha. Hore waxa dawladda Somaliland heshiis maalgashi oo muddadiisu 30 sanno tahay ula gashay shirkadda DP-World
from VOA http://ift.tt/2exscY8
via IFTTT
No comments:
Post a Comment