Friday, October 14, 2016

Rag Qaraxi Rabay Soomaalida Mareykanka oo La Qabtay

Waaxda Cadaaladda Mareykanka ayaa sheegtay in la xiray saddex nin oo Mareykan ah oo qorsheynayey in ay weeraraan masaajid iyo guryo ay daganyihiin qoysas Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Garden City ee gobolka Kansas ee dalkaan Mareykanka.

from VOA http://ift.tt/2eCoVcS
via IFTTT

No comments:

Post a Comment