Monday, October 17, 2016

Beesha Caalamka: Walaac Ayaan ka Qabnaa in Dambileyaal Baarlamanka Lagu Daro

War saxaafadeed ay si wada jir ah u soo saareen xubnaha Beesha Caalamka iyo dalalka daneeya arrimaha Somalia ayey ku sheegeen inay ka walaacsanyihiin in shaqsiyaad taariikhda ku leh colaado, falal dembi iyo argagixisnimo lagusoo daro liisaska musharaxiinta Aqalka Sar

from VOA http://ift.tt/2exI8x7
via IFTTT

No comments:

Post a Comment