Thursday, October 13, 2016

Yemen: Maraykanka oo Weeraray Goobaha Xuutiyiinta

Milateriga Maraykanka ayaa maanta sheegay inay weerareen saddex xarumood oo ay yaalleen qalabka radar-ka oo ku yaalla gudaha dalka Yemen, iyaga oo ka jawaab celinaya weerar gantaallo ah oo dhawaan laga soo riday dhulka Xuutiyiintu maamulaan

from VOA http://ift.tt/2dZ1veQ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment