Doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Somalia ee laga soo dooranayo maamul goboleedyada ayaa maanta bilaabatay Galmudug iyadoo la doortay shan xubnood oo ka mid ah sideed xubnood oo ku matali doona Aqalka Sare.
from VOA http://ift.tt/2dW2Ln7
via IFTTT
No comments:
Post a Comment