Wafdi uu hoggaaminaayo reysal wasaaraha Soomaaliya Md. Cumar Cabdi Rashiid Cali, ayaa gaarey magaalada Cadaado ee xarrunta KMG ah ee maamulka Galmudug, halkaas oo uu kulamo kula qaatay madaxda maamulka. from VOA http://ift.tt/2dQ2aAQ via IFTTT
No comments:
Post a Comment