Monday, October 24, 2016

Warbixinta Qaramada Midoobey ee Dagaalka Gaalkacyo

Xafiiska iskuduwida arrimaha bini-aadanimo ee QM, ee marka lasoo gaabiyo loo yaqaan OCHA ayaa warbixinta uu ka sameeyey xaaladda dagaalka ee magaalada Gaalkacyo waxaa ay ku sheegeen in ay xaaladda dadka magaaladaasi ku nool ay liidato. Sida ay warbixintu qortey, 18 qof ayaa ku dhintey 60 kalana waa ay ku dhaawacmeen dagaalkan tan iyo 7dii bishan aan kujirno ee October.

from VOA http://ift.tt/2eAgmvF
via IFTTT

No comments:

Post a Comment