Xukuumadda dalka Turkiga ayaa shaqadii ka caydhisay in ka badan 10,000 oo shaqaale rayid ah iyada oo xukuumadda Turkigu waddo tallaabooyin ay wax kaga qabanayso isku-daygii inqilaab ee dalkaasi ka dhacay bishii July.
from VOA http://ift.tt/2eIScld
via IFTTT
No comments:
Post a Comment