Wararka naga soo gaadhaya degmada Qandala ee Gobolka Bari ee maamul goboleedka Puntland ayaa sheegaya in halkaasi ay saaka qabsadeen maleeshiyo dadka degaanka u sheegtay inay ka tirsan yihiin ururka Daacish.
from VOA http://ift.tt/2euraOA
via IFTTT
No comments:
Post a Comment